Turkigu waa cadawga ummadda Somaaliyeed ee uu xasuuqa dad banned iyo boobka hantidooda uu ku hayo xiligani.

Erdogan waa khaayin u badheedhaaya in uu booboo khayraadka dadka masaakiinta ah ee Koonfur Soomaaliya halkaasi oo uu kala qaybiyay imadii deganayd.

Waxa uu hada ku shaqaystaa madaxweynahii hore ee xilkiisu dhamaaday ee Somalia Xasan Sheekh.

Erdogan waxa uu diyaarado ku garaacay koonfur galbeed ee Somalia isga oo ku xasuuqay dad masaakiin ah taasi oo sababtay mudaharaado lagaga soo hor jeedo Turkiga isla markaasina lagu gubay calanka Turkiga.

Waxa Soomaaliya ku soo badanaaya nacaybka loo qabo Turkiga kadib markii uu dad shicib ah ku xasuuqay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn.

Dhamaan maamul goboleedyada Somalia ayaa ka soo hor jeeda dawlada Turkiga kuwaasi oo ay ku jirto maamulka Puntland oo ay dawladda Turkigu ku xasuuqday dad shicib ah