Cali Guray oo Xaaladda Somaliland ka Deyriyay Haddii Madaxweynuhu Saxeexi waayo Xeerka Doorashada
Hargeysa(Qaran news)- Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa sheegay in haddii madaxweynaha Somaliland saxeexi weeyo xeerka doorashada ee ka soo dhamaaday Goleyaasha Baarlamaanka ay xaaladda dalku halis noqon doonto.
Sidoo kale Cali Guray wuxuu sheegay haddii uu madaxweynuhu dhaqangaliyo xeerka doorashada ee labada gole baarlamaan ansixiyeen aanu jiri doonin hadal iyo khilaaf dambe.