Garoowe: Ciidamo mushahar la’aan ka cabanaya ayaa xidhey kaantaroolka bari ee caasimadda, iyaga oo hakad geliyey isku-socodka gaadiidka gobollada. Waa dhacdooyinka Puntland ku soo noqnoqda ciidamo mushar la’aan u goosta jid.
May be an image of 1 person and road