
Ciidan uu horkacaayo talayihì aaga Buuhoodle ee ciidanka Sool bari ayaa caawa fiidkii u soo goostay ciidanka qaranka Somaliland ee ku sugan jiidaasi.
Ciidamadni oo wata baabuur iyo hubkoodii ayaa si diiran ay u soo dhaweeyeen ciidamada qaranku.
Tan iyo intii uu madaxweyne Cirro uu gogosha nabadeed u dhigay beesha Dhulbahante waxa soo badanaaya siyaasiyiinta iyo ciudamada ku soo biiraaya Somaliland oo ah dalkoodii oo aan laga lahayn.
Wararka oo faah faahsan wararkeena danbe ayaanu idiinku soo gudbin doknaa





