Cirro cid walba waxa uu dheeryahay Diblomasiyada taas ayaa keentay in lagu wareero!

“Diblomasiyaddu Waa Xirfad La Isdheeryahay Oo Shaqaysa Hadana Aan Muuqan. Cabdiraxmaan Cirro Wuxu dheer yahay Asaagii 20 Sanadood Oo Waayoaragnimo Diblamaasiyadeeda. Si Fiican Ayuu U Yaqaan Goorta Iyo Halka Iyo Sida Uu Adeegsanayo Intaba. Diblomaasiga Dadka Badankiidu Way Ku Wareeraan Oo Xataa Waxa Mugdi Ka Gaaha Waxa Uu Doonayo, Waxa Uu Diidayo Iyo Xataa Dhinaca Uu Wax U Wado. Markaa Cabdiraxmaan Ha Ku Wareerto Ciddii Ku Wareeraysaa Anigu Waan La Haystaa”
Siyaasi Cali Gurey.