CIRRO WAA MADAXWEYNE QARAN EE MAAHA QABIIL IYO QOYS IN LOOGU MANNO SHEEGTO.

Waxa maalmahan baraha bulshada haysatay cabashooyin gaar ah oo ku salaysan tarsheegasho doorashadii ah iyadoo xaalku gaadhay abtibaan u ahay iyo habaryarbaan u ahay ama adeer iwm, imanuu xusuusan.

Haddaba abti iyo qabiil iyo awoowba waxa lagu Wada socday c/rahman in Kursiga madaxweynaha la saaro oo uu dalka xukumo tiina waalla helay, cid heshiis kula gashay waxbaynu isunahoo waxaasaan kaa rabnaa ma jirto, caddaaladduna ma ogola caynkaas QARAABOKIILKA sidaas awgeed sharafta qabiilka iyo ta qoyskuba waxay ku jirtaa samirka iyo xishoodka , ma jirto cid uu heshiis kula galay cirro inuu dadka ka faddillaa oo dhaqankeenna maaha ee halla joojiyo manno sheegashadu waa ceebe, cirro wuxuu u dhexeeyaa ummadda.

MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.