Garoonka Diyaarada Ee Magalada Hargaysa Waxaa Hada Soo Gaadhay Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Mudan Daahir Riyaale Kaahin iyo Marwadiisa Huda Barkhad
Waxaa Halkaasi Ku soo Dhaweeyay Masuuliyiin Ka tirsan Xukuumada Hada Xilka banaynaysa
Madaxweyne Riyaale ayaa Dalka Ugu Soo laabta In uu Malinta Khamiista oo ku beegan 12/12/2024 ka qabgalo Caleema Saarka Madaxweyna la Doortay