Dab Xoogan ayaa qabsaday goobo ganacsi oo ku yaala xaafada Shacabka ee magaalada Hargeysa.

Ciidamada Dabdamiska Hargeysa ayaa ku guulaystay inay xakameeyaan dabkaas oo gubay dhowr Meheradood. Ilaa hadda wax war rasmi ah lagama soo saarin baaxadda khasaaraha uu gaystay dabkaasi.