Shacabka ku nool Degmada Dila ayaa sameeyey jidgooyo kuwaasi oo xidhay wadada muhiimka ee Isku xidha Gobolada Maroodi-jeex iyo Awdal.
Dadkan oo ka gadoodsan dilkii maalintii shalay loo geystay sarkaal ka tirsan ciidamada ilaalada xeebaha gobolka Salal oo lagu dillay magaalada Lawya-cado oo ka tirsan degmada Saylac.