Dagaalkii maanta ka bilaabmay deegaanka Go’oda yar ayaa istaagay deegaankaasina waxa ku soo laabatay xasiloonidii.

Inkasta oo khasaare jiro wax war ahi kama soo bixin xaga xukuumadda iyo jabhada ka soo hor jeeda ee buurta Gacanlibaax