
Dagaalo culus ayaa ka dhacay magaaladda Muqdisho kuwaasi oo ay ku dhinteen dad aad u tiro badani, dagaaladani oo ku bilaabmay Xasan Sheekh oo dad shicib ah ka qaadaaya guryahii ay deganaayeen ayaa markii danbe isu rogay dagaal beeleed.
Dagaaladani ayaa lagu waaa in ay sii huraan kadib markii ay soo galeen ciidamo ka amar qaata mucaaridka iyo hogaamiye beeleedyo.
Dagaalaani ayaa geystay khasaare aad u balaadhan oo dhimasho iyo dhaawacba leh.
Dagaalkani ayaa waxa ka masuul ah Xasan Sheekh iyo Fiqi oo mufo xiloodkoodii uu uga hadhay wakhti aad u yari iyaga oo sii xaraashaaya guryihii ay Dawladu lahayd iyo goob kasta oo mihiim ahba taasi oo shicibku ay ka gadoodeen.
Waxna la filayaa in dagaalo kuwan hada dacaya ka culusi ay dhawaan bilaabmaan kiwaasi oo la iskaga xoraynaayo xukuumad ku sheegta Xasan Shiikh






