XAGTA RASMIGA DHIMASHA CIIDANKA WAA SIDAN HOOS KU CAD
●●●●●●●●●□●●●●●●

1▪︎Ali Saleebaan = 《62》
2▪︎ Ciise axamude 《32》
3= Cisman maxamud《22》
4▪︎ cumar maxamud 《13》
5▪︎ Dhulbahante 《12》
6•Biciid yahan 《7》
7▪︎Leyli kase 《 6》
8 ▪︎Kaskii qabe 《 4》
_____
158 Dhimasho
Saraakiisha dhimatey waa 13
Dhaawaca waa 85
Oo aaney ku jirin dhaca ay ciidanka somaliland Qaateen oo lagu sheegey in ay yihiin 28 dhawaca. Waxana jirta shax kale oo tani ka danbaysay oo qeexaysa in dhimashadu ay gaadhayso dhowr boqol dhaawacuna intaasi ka badanyahay tanis waa hor dhicii sida ay wax u noqdeen ciidanka soo duulay

Sida ku cad shaxdani dadka dagaalamàya qaxa ay u badanyihiin dad ka soo gudbaaya xuduuda u dhaxaysa Somaliland iyo Somalia mana aha badidoodu dad u dhashay Somaliland ee waa qaar ka soo jeeda Puntland, inkasta oo maamulka Puntland ay hore u beeniyeen in ayna dagaalaasi ka socda Laascaanood ayna shaqo ku lahayn hadana tanis waxa ay daboolka ka qaadaysaa fadeexad dahsoonayd oo ay been in jireen

Posted by Bashiir