DAGAALKII XASAN SHIIKH WUXUU KU SOO DHAMAADAY E. VISA IYO FIRDHIY OO GAMBADHA TEGAY.

Waqtigan waxa si dhaqso ah uga soo gabagaboobay dawladda maraykanka aqoonsigii Somaliland, iyo sida loola macaamilayo oo ay ku xigaan dawladaha ingiriiska iyo midawga yurub.

Waxa isna soo gabagaboobay dagaalkii indhaha la’aan ee xasan shiikh uu kula dagaallamayay aqoonsiga Somaliland oo ku soo dhamaaday inuu E. VISA miciinsado SI uu masaariif uga helo taas oo aan soomaaliland waxba ka beddelayn. Haddaba dadka ree Somaliland ee ka cadhooday arrinkaasi waa inay fahmaan xasan inuu yahay CAAL WAA ama miidaamo, hal diidaysaa geed ay ku xoqato ma weydo e. Visa ha masaariifsadaan isna waa la joojinayaa.

Mashruucii laascaanood isna wuxuu ku soo dhamaaday firdhiye oo GAMBADHA la yidhi xasan hakuugu yimaaddo oo fashilantay.
MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.