Jabuuti oo ka mid ah marinnada maraakiibta ugu mashquulka badan adduunka.
Alexis Maxamed, oo the taliyaha is the same madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in dalka Jabuuti uu yahay dal Madaxbaan oo aan su’aal la galin kari madaxbanaanida sharaftiisa dhuleed “Labadayada dal had iyo jeer waxaanu sii wadnaa xidhiid hka saaxiibtinimo ee naga dhexeeya,” Ayuu yidhi Alexis Maxamed, oo ah la taliyaha is the same madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Kumar Geelle. Laakiin sidoo kale waa inaad ogaataa in Jabuuti ay tahay dal madax banaan, sidaas darteed, midnimada dhulkeena maaha mid la is waydiin karo, maanta iyo berri toona.
Sidoo kale dalalka Somaliland, Eritrea iyo Somalia ayaa iyaguna si adag gaashaanka ugu dhuftay damaca Raysal Wasaaraha Ethiopia ee ah inuu deked ka helo badda cas.