Waxa Somaliland ku soo badanaaya baryahani danbe dalxiisayaasha ka kala imanaaya daafaha caalamka kuwaasi oo hore u booqan jiray godadka taariikhiga ah ee Laas Geel iyo Dhagax guure, waxana hada aad u soo badanaaya dalxiisayaasha xiisaynaaya booqashada Buurta Daallo oo ah good muchiso ah sawradani how’s yaalaa waa dalxiiayaal Dushanbe uga baxay buurta Daalolo isla markaasina ay ka hooseryasn Daruurahu