Madaxweyne Deni,waa iska diiday codsigiisii ahaa aan kulano.

Galkacyo,ayuu codsaday inta Mw Deni joogo in uu ugu yimaado oo ay ku kulmaan.

Qoor-qoor,ayuuna soo dirsaday oo fariinta dhexdhexaadinta waday,waase la diiday fariintii Qoor-qoor keenay.

Markii Mw Deni uga adkaaday loolankii siyaasada iyo amniga,ayuu sidii caadada uhayad uwareegay baryo isa suuxin iyo isbahdilid.

Haatan isaga iyo Qoor-qoor,waxay kusoo socdaan Baraxley-Galkacyo Maalinka Axada ah,halka Libaan Shuluqna Maanta kusoo wajahan yahay.

Ninka aan ka hadlayo,waa Xasan Shiikh oo aan khayr ula soo socon Galkacyo, kadib markii ay ka fashilantay colaadii uu abaabulay oo laga adkaaday qaswadayaashii uu adeegsanayay.

Mar kale,waxaan leenahay reer Galmudug Ninkaas yuusan idin soo dhexmarin ee iska badbaadsha sidii  aad horay iskaga badbaadiseen.

Waa shar wade weyn.

JQ.