DANTA SOOMAALIDU WAXAY KU JIRTAA SOMALILAND OO AQOONSI HESHA.

Waqtigan waxa ka socda geeska afrika isbeddel lagula tacaalayo xasilooniddarada ka jirta carriga soomaalida.

Waqti dheer iyo tacab faro badan oo caalamiya dabadeed, dawladaha caalamka hoggaamiyaa waxay xaqiiqo aan la dhaafi karin u arkeen in la aqoonsado Somaliland, daraasad dheer oo ay sameeyeen waxay ku heleen aqoonsiga Somaliland inuu wax weyn ka taridoono Wada noolaanshaha soomaalida iyo is dhex galka ummadaha geeska afrika oo mihiim ah.

MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.