Dawlada hoose oo tahli kari weyday Mid ka mida Ballanqaadyadii Muhiimka ee ay ka sanqadhisay

Dawladda Hoose ee Hargeysa may fulin ballan-qaadkii ahaa in ay Xoolaha ka saarayso magalaada.
Dad badan oo dhir ku beertay Guryahooda iyo meheradahooda ayaa uga taagla Geel iyo Adhi daaqaya.
Arrintani waxa kale oo ay caqabad ku tahay ballan-qaadkii maayir Mooge, ee ahaa in uu samaynayo magaalo cagaaran.
Sawirkani waa maanta iyo Hargeysa.
May be an image of animal and outdoors