Madaxweynaha Kenya ayaa shaaca ka qaadey in uu bilaabayo in uu ciidamadiisa kala baxo Soomaaliya sannadka soo socda.
Ciidamada Kenya ayaa sugan inta badan Jubbaland.
May be an image of 5 people and text that says 'Kenyans .CO.KE President Ruto Announces Kenya Will Begin Withdrawing KDF Soldiers from Somalia in 2024 2nd May 2023'