Safaarada Shiinaha ee magaaladda Miqdisho ayaa baahisay war kooban oo watay muuqaalo maraakiib iyo ciidamada bada ee shiinaha hadaba qoraalka ama warka ay baahisay dawlada Shiinuhu waxa uu u dhignaa sidani hoos ku xusan.
Raxan cusub oo ka tirsan Ciidanka Badda ee Ciidanka Xoraynta Shacabka Shiinaha ayaa ka shiraacday deked milatari oo ku taal Bariga Shiinaha si ay ula wareegaan howlgalka galbineed ee Gacanka Cadmeed.
Dawladda Somaliland sina um ogola in ciidamada bada ee Shiinuhu ay soo galaan biyaha bada ee Somaliland mana jiro xidhiidh saxiibtinimo oo ka dhexeeya ShiinHa iyo Somaliland.
Somaliland ayaa xidhiidh saaxiibtinimo la leh dawladaha Taiwan iyo Maraykanka.










