
DAWLADDU NABADDA TACAB BADAN AYAY GELISAY DIFAACA DALKANA WAY XOOJISAY.
Sida caadada ah colaadihii sokeeye ee ka dhacay dalkan waxa lagu xalliyay nabad iyo isu tanaasul oo ah dhaqanka muslinka nabadbbaa naas la nuugo leh, haddii aanay nabadi jirin nololi jirimayso.
Dadka reer s/Land waxay leeyihiin dhaqan laysku aamino iyo nidaam dawli ah oo isu haya Magaalooyinkaas dhismay iyo fooqyadaas dhaadheer ama ganacsigaas caalamiga ah ee ka jira s/Land iyo puntlad waxa suuro gelisay nabad gelyo.sidaas awgeed beelaha harti gogosha nabadda ee uu dhigay madaxweyne cirro dhinacooda ha xoojiyaan si uu Shacabku amni ugu noolaado.
MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.






