
DHIBAATOOYINKA UU INNAGU HAYO KITAABKAN LAGU DHAARANAYAA.
Dhaartu waa milladdii uu ilaahay rasuulka nebi mohamed SCW uu innoogu soo dhiibay ee uu yidhi isku aamina.
Dhaarta qof nool ayaa lagaga Samraa ciyaar looma maro, waxa laga qaadaa xanuunno dilaa ah waa lagu derdermaa dhab iyo dheel dheelbba waa laga fogaadaa.
1991kii kitaab ayaa gacanta la saarayay siduu ahaana lama yeelin, ninkii kitaabka gacanta saaray kiiba maaha bal goleyaasha eega, waynu derderannay ee kitaabka sidii loogu dhaartay halloogu dhaqmo abaaraha, daadka, foqorka, cudurrada intaba waxa wadata caqiidada oo layska indho tiray ee ilaahay halloo noqdo.
Bal uu fiirsada dadka dhaarta khiyaamada ah maray siday u noolyihiin way derderanyihiin.
MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.






