Dhulbahante dhaqankiisu waxa ay Xamar isugu shubeen soo celinta Farmaajo Hawiye taas ha ogaado
Hawiyoow talo waa mar aad garanweydo iyo mar aad gaadhiweydo gala dagaalka iyo farmaajo ama dhulbahante iyo marreexaan waxa ka dhexeeyay hiil iyo hoo soo jireen ah oo ku tis qaadday xididnimadii dhexmartay siyaad barre iyo ina Saleebaan dafle, markhaati waxa ka ah farmaajo dagaalkii naf iyo maalbba lahaa ee uu geliyay laascaanood isagoo adeegsanaya garaaddada dhulbahte waatii laascaanood oo caasimadi u baaba’day.
Maanta dhulbahante wuxuu isugu wada yimi xamar siyaasi aqoonyahan madaxdhaqameed ganacsato iyo wixii danaynayay siyaasadda soomaaliya iyagoo doonaya inay Kursiga hawiye ka dhex qaadaan si ay u saaraan farmaajo, hadalkii gala dagaalku uu kula hadlayay xasan shiikh nasteexo muu ahayn waxa ka dhex hadlayay farmaajo oo ay heeshiis ku Wada jiraan si ay u qabsadaan waddanka.
Hawiyoow farmaajo wuxuu sitaa lacag ay gadar bixisay wuxuu doonayaa inuu idin iibsado, maantay talo idinlla gudboontay ee tashada oo nin culus ka soo dhisa hawiye haddii kale dib kursigu iidiinku soo noqon maayo xamar ayaa laydinku raran.
MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.





