Waxaan ka Baqayaa inay somaliland ku burburto gacanta xisbiga kulmiye
Cabdiraxmaan ciiro ayaa Qoray 21 Nov 2017
Waxaan goaan saday inaan Natiijada gacan ku samayska ah ee la dhoob dhoobay aan aqbalo.
Umaan tanaasulin Muuse iyo Kulmiyetoona waxaan u tanaasulay Nabada iyo Wadajirka Ummada Somaliland
Siduu hore u yidhi Madaxwayne Riyaale “gacantayda Somaliland ku burburi mayso, Aniguna waxan leyay Dalkayga damacayga u burburin maayo, dadkaygana dhiigooda u daadin maayo waxaanse ka baqayaa inay ‘Gacanta Kulmiye ku burburto “
” Waxaan shacbiga Somalilan kula dardaarmayaa isku duubnaada shacbigaygaw, una Adkaysta waayaha adag ee aynu galnay “
Murashax Cabdiraxmaan Cirro