Magaalada Hargeisa waxaa saaka soo gaadhey wafti uu hogaaminaayo safiir ku xigeenka Mareykanka u fadhiya Somaliya isla markaana iminka ah ku simaha Safiirka .
Ujeedka safarka waftigan Mareykanka ayaa lagu sheegay khilaafka doorashooyinka iyo dagaalka Laascaanood.
Waftigan waxuu la kulmi doona madaxweyne Biixi iyo madaxda xisbiyada mucaaridka