
DIINTEENNU WAATII AY INAGU DHALEEN SHIIKH CIISE, SHIIKH ISAXAAQ, SHIIKH, MADHIBAAN, SAMAROON IWM EE HALAYSKA CELIYO KUWAN DAMACU QAATAY.
Waxaynu nahay dad weligood muslin ahaa oo ku nabad iyo caano maalay diintu waxay ahayd halka ugu danbaysa ee lagu badbaado, maanta waxa si weyn u soo dhexgalay cadowgii aynu banaanka dhignay oo doonaya inay innagu burbiriyaan iyagoo adeegsanaya qaar iibsaday caqiidadii aynu wadalahayn.
Walaalayaal arrinku wuu cadyay maxaa innaga dhexayn kara cadowga hubka innooga dhigtay diinta, sida cali wajiis (cali najuus) shaydaan umal iyo sharwadihii shibli iwm waa in lala jihaado iyagiyo Kuwan yar ee gudaheenna joogaba.
Wadaaddada Somaliland ee cadowga ay ganacsadaan hawgu tagaan xamar, halkan afkaartooda gurracani kama shaqaynmayso hunguri wax ka weyn la mariyay wuu dillaacaa.
Bal haynoo sheegaan reer binu isra’il waxa ilaa kuwii xaramka haystay u fasaxay ee ay innaga innooga eryayaan waxaan leeyay waddanka inaad fidmo ka dhalisaan oo aad musaajiddada magaratada ku dhex waashaan lama ogola waa laydinku kici.
Wadaadoow diintu maaha la jiifiyaana banaan la joojiyaana banaan ee ilaahay ka baqa oo rabitaanka dadka qiimeeya.
MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.






