Diyaaradda Ethiopia Airlines oo maalin kasta timaada Somaliland ayaa maanta samaysay laba duulimaad iyada oo saaka ay keentay rakaab aad u tiro badan iyada oo ay rakaabkaasi soo saartay diyaarad aad u weyn ayaa hadana galabta abaaro 4 galabnimo ay keentay rakaab kii saaka oo kale ah.

Hadaba waxba kama jiraan warka lagu baahiyay baaha bulshada qaarkood ee sheegaaya in diyaarad Itoobiya Airlines laga celiyay Somaliland.