DrGaboose oo Aqbalay Go’aankii Ergada iyo Ururradii oo mud mid u Tanaasulaya
Hargeysa(Qaran news)-Guddoomiyaha Urur siyaasadeedka BARWAAQO, Dr.Maxamed Cabdi Gaboose ayaa shaaciyay in ururkiisu aqbalay go’aamadii isa saarka doorashooyinka madaxweynaha iyo ururrada ee ay soo saareen ergadii bariga Burco toddobaadkan.
Waxa uu Dr. Gaboose sidaas ku sheegay warsaxaafadeed uu ku sheegay inuu u aqbalay go’aankaas xaaladda adag ee dalku ku jiro.
Sidoo kale ururrada kale ayaa iyaguna ka fiursanaya inay go’aankaas u qaataan danta guud e dalka dartood.
Warsaxaafadeedka Gaboose wuxuu u qornaa
sidan:-