Dunidda dagaalkii dhaqalaha Socda 1 Nov 2023 lacag cusub baa soo baxeysa.

Wadamadda soo saarey noloshena ku xidhan dollar dambe waxba kuma iibsan doono.

Waayo sidda Ruushku Gasta Eueope lacagtiisa ugaga iibiyo ayay rabaan in lacagta ey soo saaran wax lagaga iibsado.

100 dollar aad heysata markaas rabto inaad wax ku iibsato 44 dollar baad khasaareysa ama la lumaya lacagtooda marka loo eego.

Waxey leedahey reer America aan wax beerano guri iyo gaadhi qaaliya yaan la iibsan qof walowba dhul aad beeri karto iibso.

Inagu xageynu joogna markaa. Ilaah baa inoo maqan. West Africa wey ku biireen dalal badani.

Caalamka dagaal xoogan oo dhaqaale la isku muquninayaa socda. Waase suurta gal in caalamka intiisa kale waddo qorshahii uu ku ilaalin lahaa dhaqalahiisa

I warned about the American dollars will be in the streets just like Venezuela worthless paper money. The most high not playing the Bible not playing judgement about to to be nasty and winter on its way get ready.

Source from

Yahuha Watchmen
USA from Chicago Illanios

Hon-Envoy Abdirizak Diinaari