Gudoomiye Faysal Cali Waraabe, ayaa dalbaday in lasoo bedalo ergayga wada-hadallada Somaliya u qaabilsan Somaliland.
Faysal Cali Waraabe, ayaa Cabdikariin Xuseen Guuleed ku tilmaamay ‘Asaasaq’ wuxuu yidhi:-
โCabdirakiin Guuleed, Caqli u kordhimaayo Guuleed waxa dhaama, wuxuu leeyahay wax baan mideynayaa Gaalkacayona ma mideyn karo. Agtiisa marimayno halla soo beddelo waa beenaale asaasaq ah.”