Mustafe Qodax waa nin dhib iyo dibin daabyo u soo gaystay qaddiyadda Somaliland mana ah nin aaminsan qaddiyadda Somaliland.

Muuse Biixi waxa uu dadka taageera u sheegaa hadii uu Waddani xilka qabto waxa uu inoo wadaa Xamar arinkaasi oo ah waxba kama jiraan.

Muuse waxavuu maanta inoo keenay in kuwii markii hore Kulmiye ahaa ee tagay Xamar ee hadana soo laabtay ma garan karo sida qof Somaliland duminaayay maanta xil loogu magacaabo

Qodax intii aanu Xamar xilka u doonan waxa uu ahaa Kulmiye oo markii uu soo laabtayna xilkani loo magacaabay.