1. ⁸Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax iyo weerar lala eegtey makhaayadda Pearl Beach ee xeebta Liido, Muqdisho – rasaas iyo jugo kale ayaa laga maqlayaa makhaayadda oo lagu soo warramayo in ay kooxo hubaysan galeen, mase jiro weli macluumaad ka soo baxay dowladda.
  2. Dad badan ayaa u jimcaysi taga xeebta Liido.