Xaaska Madaxweyne Xasan Sheikh & Qolyaha Bankiyada uu ugu Tun weyn yahay Premiere Bank ayaa billaabay inay xoog uga saaraan dhulka Bangaariyada Muqdisho Qoysaskii deganaa.
Iyagoo aan ogayn ayaa mar qudha alaabtoodi bannaanka loogu daadiyay waxaana lagu handaday Ciidan.Qoryo & Askar.