FARQIGA U DHEXEEYA MADAXWEYNE CIRRO IYO XASAN SHIIKH.

1.Sideedaba madaxda Somaalidu kama waantoobaan inay dhiig daadiyaan, Xasan Shiikh wuxuu ku duulay oo ay ummad badani ku dhimatay meelo badan oo soomaaliya isagoo hati badan iyo hub xad dhaafa ku khasaareeyay waxaanay ahayd inuu Weji nabadeed ku xalliyo.

Xasan wuxuu dhaqaale aan buurnayn u qoray madax dhaqameed iyo siyaasiyiin ka soo jeeda sool iyo sanaag bari si uu ugu carqaladeeyo waddanka s/Land FIRDHIYE wuxuu u soo diraa bishii & 200.000 lacagtaas oo ay qaybsadaan firdhiye iyo inta ka dhawi.

2. Cabdirahmaan cirro wuxuu geed dheer iyo geed hooseba u fuulay inay mandaqaddu nabad gelyo ku Wada noolaato si ay u joogsato dhibaatadu nasiib darro xasan weli muu waantoobin oo wuxuu ku jiraa dagaalkii farmaajoo kale isagoo doonaya inuu S/Land ku wiiqo sidaas awgeed dadka jamhuuriyadda s/Land waa inay isu soo joogsadaan, gaar ahaan madaxda reer sool waa inay danta dadkooda eegaan intaanay xaaladdu sii durkin.

MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.