Bukaankan ayaa lasheegay inuu yahay Kiiskii ugu horeeyay Caabuqa Furuq-Daanyeerka ee Laga helay Qabalaha Gilo ee Degmada QabriBayax.

Xanuunkan Noocan ayaa horay loogu yaqaanay “Sugur ama Hablo-Baas” Sida ay maamulka Degmada Qabribayax ay cadeeyeen Kiiskaan ayaa ah kii Ugu Horeeyay ee Guud ahaan Ethiopia laga helay Caabuqa Halista badan ee Furuq Daanyeer.