Dr Mohamed Abdi Gaboose. Inader Adna urur baad rabta Inaad hadda Xisbi ka dhigto. Musharax Cirona doorashadda qudha ee Madaxweynaha ee Xeerkeedda komishanku hayo ee diyaarka yahey. Ayuu rabaa iniu kursi Madaxweyne ugu tartarmo. Kuna noqdo Madaxweynaha Muuse bedela.

Xisbi dambe oo hadda lasoo aas aaso, hadaanu degaanka nahey iyo hadaanu nahey shacabka isbedel doonka ee Somaliland ma rabno.

Markaan si degaanka eynu wadaagno kula hadlo. Markeynu qaranimo nimaadno xisbi kheyriyadda taagan oo Madaxtoyadda u muuqto ayaanu hadaanu degaankaga nahey waddan Somaliland inta isbedelka doonka ahina nala-wadaa oo Soomaliland 89% Shacabkeeda ah.

Markaa AHN ma Heestii Saaco Cali baad noo qaadeysa ee aheyd. ALBAQRA MARKAAN MARAYO AYAAD ALIF JOOGSATA.

Waad mahadsan tahey inaad han leeyahey ama damac siyaasaddeed kugu jiro. Balse maanta maalintaadi maaha. Isbedel doonka Shacabka Somaliland waxey rabaan doorasho Madaxweyne.

Ma rabaan Buul hunguriga Muuse soo dhisey ee uu rabo inuu 5 sano dambe ku sii fadhiyo.

Aan ku duceyne. Shacabkeena
Aqoontaada u baahan inoo dawee.