Gobolada Somaliland & Waxbarashada Dugsiyada Sare

 

Celcelis ahaan sannadadii u danbeeyay imtaxaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare waxa ugu wanaagsan goboladan jaantuska ka muuqda. Sidoo kale sannadkii 2020 oo si faahfaahsan loo shaaciyay darajada ardayda waxaad ku arkaysaa in gobolada darajada A ugu badan yihiin Saraar, Hawd, Sool, Saaxil, Togdheer iyo Awdal. Ardayda Darajada A* keentay, waxa ugu badanaa Togdheer (7%) iyo Awdal (6%), halka Maroodi Jeex 0.4% ay ka keeneen A*.
Celcelis ahaan Gobolada Sanaag, Saraar, Sool, Togdheer, Saaxil iyo Hawd ayaa ugu sita dhanka tartanada heer qaran. Dhanka deeqaha waxbarashana aad ugama muuqdaan !!
May be an image of text that says '100.0% National Examination Pass Rate, regions 99.6% 98.3% 97.8% 97.5% 96.8% 95.7% Saraar Saraar Bulfoode Buuhoodle Sanaag Sool Daadmadheedh Hawd Saaxil Saaxil'