Dowladda Soomaaliya ee wakhtigeedii dhamaaday ayaa mamnuucday dhammaan howlaha garoonka diyaaradaha ee Beledweyne, waxayna hakisay duulista rayidka taas oo calaamad kale u ah kor u kaca khilaafka iyo kala fogaanshaha.
Goobolka Hiiraan hadda wax uu si buuxda uga baxsan tahay gacanta xukuumadda Muqdisho ee Xasan Sheekh





