Golaha Golaha Wakiillada oo Ansixiyay Wasiir Cali Xoor Xoor
Hargeysa(Qaran news)- Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyaf ah ku ansixiyay Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor-xoor).
Fadhigii maanta oo uu guddoominayey Guddoomiye Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) waxa u codeeyay Wasiir Cali Xoor-xoor dhammaan xildhibaannadii fadhiga joogay oo ahaa 73 xildhibaan. Cid diiday iyo cid ka aamustayna ma jirin.
Sidaas ayuu ku ansaxay Wasiirka oo ay hore u diideen xildhibaanadu ansixintiisa. oo Ansixiyay Wasiir Cali Xoor Xoor
Hargeysa(Qaran)- Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyaf ah ku ansixiyay Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor-xoor).
Fadhigii maanta oo uu guddoominayey Guddoomiye Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) waxa u codeeyay Wasiir Cali Xoor-xoor dhammaan xildhibaannadii fadhiga joogay oo ahaa 73 xildhibaan. Cid diiday iyo cid ka aamustayna ma jirin.
Sidaas ayuu ku ansaxay Wasiirka oo ay hore u diideen xildhibaanadu ansixintiisa.