Golaha Wakiilada Somaliland oo Ansixiyey Miisaaniyada 2023

Xildhibaanada Golaha wakiilada Somaliland ayaa ansixiyey miisaniyada 2023 .
Codku wuxuu u dhacay sidan:-
Golaha waxa fadhiyey 65
Waxaa ogolaadey 55 Xildhibaan .
Waxaa diiday 4 Xildhibaan
Waxaa ka aamusay 5 xildhibaan .
Golaha ayaa galay fasax 8 todobaad ah