Golaha Wakiillada oo Sharci Darro ku Tilmaamay Lacag aan la Daabaco Lacag aan laga Ansixin Baarlamaanka
Hargeysa(Qaran)- Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada Somaliland ayaa sheegay inay sharci darro tahay lacag kasta oo la soo daabaco iyadoo aanay ansixin Golaha Wakiilladdu.
Sidaasna waxa lagu sheegay qoraal ka soo baxay Guddida dhaqaalaha ee aqalka Wakiillada oo u qornaa sidan:-