Guddidii golaha Guurtida oo maalintii Labaad Naaqishaysa Xeerka Doorashooyinka
Hargeysa(Qaran)-Guddidii golaha guurtida Somaliland u saaray naaqishaada Xeerarka isa-saarka doorashooyinka ayaa maalintii labaad ku guda jira hawlihii goluhu u igmaday.
Waxa xeerkan indhaha ku haya shzcbiga Somaliland ee danaynaya geddi socodka doorashooyinka iyo wada jirka dalka.
Xeerkani waxa hore aqlabiyad weyn ugu soo ansixiyay golaha Wakiillada