Guddiyada Ololaha ee Beesha Isaxaaq Care, Cuqaasha, Salaadiinta, Madaxdhaqameedka, Aqoonyahanka, iyo Madaxda Xisbiga Waddani ee ka soo Jeeda Deegaanada Sabawanaag iyo Cadaadlay ayaa uu Casuumad u sameeyay Suldaanka Guud, Suldaan Yuusuf Muxumed Xiiray. Kulankaas oo ka dhacay Kaah.