Guddoomiyaha Xisbiga Waddani mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo xubno ka mid ah xisbigaasi ayaa maanta kulan salaan ah la yeeshay qaar ka mid dadweyanaha ku fhaqan bariga caasimada Somaliland ee Hargeysa.

Guddoomiyaha iyo dadweynaha ayaa is xog waraystay iyaga oo isla soo qaaday arimaha doorashada booqashadaasina waxa ay ku dhamaatay guul iyo is afgarad.