Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI oo si layaableh loou soo dhaweeyay Hargeysa


Hargeysa(Qaran news)-Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Xirsi Cali X Xasan ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyay madaarka calaamiga ee Cigaal.
full wp-image-251222″ />
Masuuliyiinta xisbiga oo hoggaaminayo musharraxa madaweyne Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro iyo taageerayaasha Xisbiga ayaa si diirran u soo dhaweeyay guddoomiyaha oo ka soo laabtay safar uu ugu maqnaa dalka Ingiriiska.

“Waxa soo baxay shacab xidhaya Shacab oo ah kuwa sirdoonka la baxay, waxaanu leenahay shacab shacab xidhaya waa mamnuuc,”ayuu yidhi
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Cali X Xasan.

Guddoomiyaha Xirsi oo hadalkiisa sii watay wuxuu yidhi
“Waxa soo baxay shacab xidhaya Shacab oo ah kuwa sirdoonka la baxay, waxaanu leenahay shacab shacab xidhaya waa mamnuuc.”