Gudoomiyaha Barlamaanka S/land Abdirisaaq khaalif Ahmed oo Mudooyinkii u Danbeeyay Kusugnaa Dalka Ethiopia Ayaa galabta Lagu Soo Dhaweeyay Magaaladda Buhoodle Wuxuuna Kulamo Laqaatay Odayaasha iyo Ganac,satadda Degaankaas