Guddoomiyaha xisbiga UCID mudane Faysal Cali Waraabe ayaa saaka booqday ciidamada Qaranka ee fadhiisinka Oog. Waaana hogaamiyihii ugu horeeyay ee aagaasi booqda marka laga reebo wasiirka arimaha gudaha oo isagu aagaasi hawlo shaqo ahbu tagay todobaadkii hore.
Mudane Faysal Cali Waraabe ayaa hore u sheegay in uu ka qayb qaadan doono difaacida dalka.
Ciidamada qaranka ee Somaliland ayaa hada ku sugan oo xaruntoida ugu weyni tahay deegaanka Oog ee galbeedka gobolka Sool.
Ciidamada iyo xukuumadda SOMALILAND Waxa ay wali ku suganyihiin gobolka Sool haar ahaan dhankiisa galbeed