Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ee Degmadda Sheekh & Weriyaha TV-ga CBtv uga soo warama halkaas oo Xukumada Muuse Biixi Xidhay,Xabsiga Berberana u dhaadhicisay

Gudoomiyihii Xisbiga Waddani ee Degmadda Sheekh Mudane Maxamed Maxamuud Yuusuf ayaa hada lugu xidhay degamadaasi Sheekh.
Isla sidoo kalena Wariyihii TVga CBA uga soo warami jiray Degmaddaasi Sheekh ayaa goordhawayd lugu xidhay Degmaddaasi.
Masuulkan iyo saxafigan ayaa isla markiiba loo dhaadhiciyay Xabsiga Magaaladda Berbera.
Xadhigan Masuulka iyo Saxafiga ayaa loo sababaynayaa sas ay xukuumaddu ka qaaday abaabul balaadhan oo dadwaynaha Degamadaasi si iskood ah ugu diyaar garoobayaan Soo dhawaynta madaxda sare ee Xisbiga Waddani.
May be an image of 3 people and text