Cabdirisaaq Khaliif Axmed Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa xoggo hoose tibaxayaan onuu iska casilayo Xilka Gudoomiyaha iyo Xubinimada Barlamaanka Somaliland.
Cabdirisaaq ayaa la filayaa inuu Saaxafada Laascanood kula hadlo waqti dhaw.