
Guusha ugu weyn ee aan gaadhnay,waa in ay saqiirtay,wixii la oran jiray Dowlada Fadaraalka Somaliya.
1. Waxay lumisay aqoonsigii caalamiga ahaa.
2. Waxay lumisay aqoonsigii gudaha.
Villa Somaliya,waxay noqotay Villa Muqdisho.
Ninka fadhiya Villa-da,wuxuu noqday Oday Beeleed ama Gudoomiye Urur ama Madaxweyne Beeleed.
Caawa,waxaa Galkacyo wada jooga Deni iyo Xasan oo midna maamulo Koonfurta,midna maamulo Puntland oo kala leh Laba Calan iyo Laba Dastuur.
In DF burburto oo salka laga soo bilaabo,waa xalka kaliya ee maanta Somali uharsan,sababtoo ah si khaldan ayay ukabantay,waxayna ubaahan tahay in dib loo jabiyo oo si sax ah loo kabo.
Waa ilaahay mahadii hadii Caawa Xasan oo Oday Qabiil ah oo aan lahayn maqaam kale uu Beeshiisa kula cawaynayo Baraxley.
JQ.





